Duqa Magaalada London oo ka hadlay geeridii ku timid dhigiisa Muqdisho

Duqa Magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Duqii magaalada Muqdisho, ahaana guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow oo shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Doxa ee dalka Qatar oo looga daweynayey dhaawacyo halis ah oo ka soo gaaray … Continue reading Duqa Magaalada London oo ka hadlay geeridii ku timid dhigiisa Muqdisho